beekhaamid
(m.f.dh)

eeg beekhaan². ld beekhaan¹.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beekhaamid

beekhaan [m.l]
1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay. 3. Tashiilidda wax la tashiilo. 4. ld beekhaamid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg