beekhaan
(m.l)

1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay. 3. Tashiilidda wax la tashiilo. 4. ld beekhaamid.

beekhaan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-aamay, -aantay; -aami)

Cunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beekhaan

beekhaamid [m.f.dh]
eeg beekhaan². ld beekhaan¹.

beekhaansad [m.l]
ld beekhaansasho.

beekhaansan [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-amay, -antay)
Wax beekhaan yeeshay ahaansho.

beekhaansanaan [m.f.dh]
eeg beekhaansan . ld beekhaansanaansho.

beekhaansanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld beekhaansanaan.

beekhaansasho [m.f.dh]
eeg beekhaanso. ld beekhaansad, beekhaansi.

beekhaansi [m.l]
ld beekhaansasho.

beekhaanso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg