Beel
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-lo, m.l)Cid ama reero badan oo meel wada deggan; duddo; qeyro.
Beel
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:Koox dabeeci ahaan sabo ku wada uuman, oo isugu jira sinjiyo dhir iyo xayawaanba leh.
Beel
Qaabnaxa: Fal Gudbe1 | Verb Transitive1 Isrogrogga: (-eelay, -eeshay)Hanti ama wax kale oo hore loo lahaa tirmid; waayid.
moobeel*
Waa bahal yar oo gacanta lagu watto ama guriga guriga yaallo oo dadka lagala xiriiro sida qaraabada iyo saaxibooyinkaaga.
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beel ↴
caafimaad-beeleed | gaajabbeel | gaajabbeel | gaajabbeelid | maamuusjab | oonbeel | oonbeel | oonbeelid | qaajabbeel | qaajabbeel |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg