Beer-aqoon

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)

Qof cilmiga beeraha aqoon u leh.

Beer-aqoon

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Aqoonta cilmiga beeraha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beer-aqoon

beer-aqoonnimo |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg