beerfalid
(m.dh)

Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerfalid

beerfal [m.l]
ld beerfalid.

beerfalis [m.dh]
ld beerfalid.

beerfalow [m.l]
1. Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo. 2. ld beerfalid.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg