beerfal
(m.l)

ld beerfalid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerfal

beerfalasho [m.dh]
Hawsha beerta laga qabto si dalag looga helo.

beerfalid [m.dh]
Xilli haramada laga jaro beerta. ld beerfal, beerfalis, beerfalow (2).

beerfalis [m.dh]
ld beerfalid.

beerfalow [m.l]
1. Wax ka beeridda dhulka dushiisa si looga soo saaro dalagyo. 2. ld beerfalid.

sarac [m.l] (-cyo, m.dh)
1. Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo. 2. Beerfal. 3. Saf.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg