beerlaxawso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)Qof wax laga rabo, ereyo debacsan oo shacuurtiisa lagu soo jiidanayo u jeedin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beerlaxawso ↴
beerlaxawsasho [m.f.dh]
eeg beerlaxawso. ld beerlaxawsad, beerlaxawsi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg