beernugeyl
(m.l)1. Raxmad iyo debacsanaan loo yeesho nafley dhibaateysan. 2. ld beernuglaan.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beernugeyl ↴
beernuglaan [m.dh]
eeg beernugul. ld beernugeyl (2).
khashuuc [m.l]
Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.
khashuuc [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-cay, -cday)
1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg