Khashuuc

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Dareen beernugeyl diimeed leh oo qof ka muuqda. ld khushuuc¹.

Khashuuc

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-cay, -cday)

1. Dareen beernugeyl diimeed leh muujin. 2. U k.: wax ka raalli noqosho ama la dhicid. ld khushuuc².

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga khashuuc

khashuucid | khashuucsan | khashuucsanaan | khashuucsanaansho | khushuuc | khushuucid | khushuucsan | khushuucsanaan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg