Beerrey

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Nooc ciyaaraha hiddaha iyo dhaqanka soomaaliyeed ka mid ah, oo leh jiib, jaan, sacab iyo biro la isku garaaco oo ragga iyo dumarku ay wada ciyaaraan. 2. ld beeraley.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beerrey

beeraley | dalagle |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg