Beesad
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.l)Lacag bir ah oo ka mid ah sarrifka rubbiyadda oo u dhiganta toban senti.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beesad ↴
beeryaro |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg