beeso
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Lacag.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beeso

abeeso [m.dh] (-ooyin, m.l)
Nooc halaqa ka mid ah, halis ah, gaabiya oo leh madax weyn, barabaro iyo neef ay isku difaacdo oo hadba ciidda ay ku nooshahay midabkeeda yeelato.

abeesojufaaley [m.dh]
ld abeesajilfaaley.

abeesow [m.l]
Cudur maqaarka dadka ku dhaca oo u yeela barbaro kuwa abeesada u eg.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg