Belaayo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Belo dhibaato weyn oo xambaarsan murugo iyo tiiraanyo. ld balaayo, belo.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga belaayo ↴
balaayo | belo | habaar | musiibo | qardhaas | saymo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg