Bensiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

ld baansiin.

Bensiin

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

(kiim.) Haydarokaarboon hoor ah oo midablaawe ah, ur gaar ahna leh. B.tu waa iskudhis sun ah; uumigeeduna wuxuu keena waxyeello haddii isdabajoog loo neef qaato. ld baansiin.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bensiin

aroomaatig | baansiin | betrooliyam | iskudhis-giraansan |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg