Beri
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.
Beri
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-iyay, -iday; -iyi)Maalin bilaabasho, waagii baa bariyay.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga beri ↴
raabiya | waabberi | waabberiisasho | waabberiisii | waabberiisiin | waabberiiso | waaberi | maan | uufannays | waddac |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg