Berribiyood
Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga: (-yo, m.dh)Dir ka mid ah lafdhabarleyda sida raha. Berribiyoodka waxa lagu tiriyaa inay yihiin xayawaankii ugu horreeyey ee lafdhabarleyda ahaa ee dhulka ku noolaa, qaar badan oo astaamahooda ka mid ahina waxay muujinayaan inay qabatimeen nolosha berriga.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga berribiyood ↴
dubdhacsi | qulaanqulshe | rah |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg