Rah

Qaabnaxa: Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective Isrogrogga:

(c.nafl.) Berribiyood aan lahayn dabo, leh laba lugood oo ka dhaadheer kuwa hore, boodboodka ku socda, marka uu biyo ku dhex jirana sameeya dhawaaq badan, xubno cad oo adagna qawlallada ku yeesha. ld rake.

Subuurada furaha*

  • Keyboard


* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga rah

arah | arah | arahdoon | arahdoon | arahdoonad | arahdoonasho | arahdoonid | arahdoono | barahaman | berribiyood |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg