berridambe
(m.dh)

Maalinta markaas la joogo ayaanteeda saddexaad oo soo socota; saaddambe.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh berridambe

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg