Berrin
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-nno, m.dh)Meel bannaan, dhir ku hareereysan oo degaan ku habboon, ruun.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga berrin ↴
saabo | jabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg