Jabo
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:1. Xaabo amo qoryo yaryar oo qallalan. 2. Berrin waa hore laga guurey oo ooddii jabtay oo isku dhacday; jabad; degel.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga jabo ↴
jabad | hanjabo | jajabow | maxajabo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg