beycas
(m.l)Midab ciira boos ah oo casaan yar ku dheehanyahay oo ay yeeshaan lo'da fardaha iyo riyaha. ld beyguduud.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh beycas ↴
beyguduud [m.l]
Midab lo'aad ah, bey guduud ku dhafanyahay. ld beycas.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg