biciriir
(m.l)Eegitaan aan indhaha dhab loo kala qaadin iyadoo muruqyadooda la adkaynayo kolka aragtidoodu yartahay ama if xoog badani ka hor yimaado.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biciriir ↴
biciriirsad [m.l]
ld biciriirsasho.
biciriirsasho [m.f.dh]
eeg biciriirso. ld biciriirsad, biciriirsi.
biciriirsi [m.l]
ld biciirsasho.
biciriirso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Indhaha oo aan dhab loo kala qaadin oo muruqyadooda la adkaynayo wax ku eegid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg