Bidaar

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:

Nin ay timaha bidaar ka gashay. ld bidaarle, bidaarre.

Bidaar

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

Iin madaxa ragga gasha oo timaha hoosha ama wax yar ku reebta.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bidaar

baso | basoole | bidaarhoraad | bidaarle | bidaarloobid | bidaarlow | bidaarre | bidaarroobid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg