Biddo

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-ooyin, m.l)

Bacaad yar ka dhasha dhul geedaha laga guray.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biddo

haaw | biddood | saliim-biddooh |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg