bidhaamid
(m.f.dh)eeg bidhaan². ld bidhaan¹ (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bidhaamid ↴
bidhaan [m.l] (-aamo, m.l)
1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa. 3. ld bidhaamid.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg