Bidhaan
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-aamo, m.l)1. Muqaal meel fog laga arko. 2. Tiro aad u yar oo ari ah oo gaar u daaqa. 3. ld bidhaamid.
Bidhaan
Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-aamay, -aantay)1. Wax meel fog ka muuqasho. 2. Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bidhaan ↴
bidhaamid | bidhaansad | bidhaansasho | bidhaansi | bidhaanso | gaaraabbidhaan | ifbax | libir |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg