Bidix
Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:Qof wejigiisu waqooyi ku aaddan yahay dhankiisa ku toosan galbeed ee ay ku taal gacanta aan aad wax loogu qabsan.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bidix ↴
u | ka | la | haaneed | haaneed | xaglis | xagmaal | abyanaha logaridam | anjiina-bektores |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg