big
(m.dh)

1. Sharrax, bilid, naqash, qurxin. 2. (sh.r) If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; bilig. 3. B. dheh: carar meel si deg-deg ah looga tago.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh big

bigayn [m.f.dh]
eeg bigee. ld bigays (2).

bigays [m.l]
1. Shaah aan caano lahayn; rinji. 2. ld bigayn.

bigee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-geeyay, -geysay)
Shaah karin.

bigil [m.l] (-llo, m.dh)
(muus.) Qalab muusig hawada ku shaqeeya, labada dacal ka furan, leh daloolo sawdkeeda lagu codeeyo oo sida badan ay ciidammadu isticmaalaan, turumbo.

biglayn [m.f.dh]
eeg biglee.

biglee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.

bigrojebi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Gabar cadradnimo ka bi'in.

bigrojebin [m.f.dh]
eeg bigrojebi.

bilig [Magac Dheddig Shanqar-raac | Noun Feminine Ideophone]
If, inta muuqda durbadiiba qarsooma; big.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg