Biglee

Qaabnaxa: Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2 Isrogrogga: (-leeyay, -laysay)

Iftiin kala googgo'an oo is daba jooga samayn.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biglee

biglayn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg