bihimbih
(m.l)

Oohin beerlaxawsi leh oo ay siiba carruurtu sameeyaan marka ay wax doonayaan.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bihimbih

bihimbihi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Is b.: bihimbih samayn.

bihimbihin [m.f.dh]
eeg bihimbihi..

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg