biibbiilayn
(m.f.dh)eeg biibbiilee. ld biibbiile (3).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biibbiilayn ↴
biibbiile [m.l]
1. Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa. 3. ld biibbiilayn.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg