biibbiile
(m.l)1. Haraatida labada addin ee dambe iyadoo wada jira ay dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. Qalab noocyo badan leh oo carruurtu marka ay afuufaan luuq kala duwan bixisa. 3. ld biibbiilayn.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biibbiile ↴
biibbiilayn [m.f.dh]
eeg biibbiilee. ld biibbiile (3).
biibbiilee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
1. Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg