biibbiilee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)1. Faras, dameer iwm addimada dambe wax ku haraatin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biibbiilee ↴
biibbiilayn [m.f.dh]
eeg biibbiilee. ld biibbiile (3).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg