Biic
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga:1. ld beec. Qiimaha wax lagu iibinayo. 2. B. ah: wax iib u yaal.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biic ↴
baayacmushtar | baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | beec | beeci | beecin | beecis | beecmushtar | beecmushtar |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg