Biicmushtari
Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-iyo, m.dh)Qof badeeco gadiddeeda ama iibsashadeeda hawshiisu tahay; ganacsade. ld baayacmushtar¹ (2), baayacmushtari, beecmushtar¹.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biicmushtari ↴
baayacmushtar | baayacmushtari | baayacmushtarid | beecmushtar | beecmushtari | beecmushtarid | biicmushtar | biicmushtarid |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg