biifee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-feeyay, -feysay)

Wax, wax aad u cad ka dhigid; qurxin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biifee

biifayn [m.f.dh]
eeg biifee.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg