Biiq

Qaabnaxa: m.l Isrogrogga: (-qyo, m.dh)

1. Dhasha sagaarada. 2. Qof aad fuley u ah.

Biiq

Qaabnaxa: Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1 Isrogrogga: (-qay, -qday)

1. Cabsi dareemid. 2. Macluul iyo tabardarro la kulmid.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biiq

baraqnugul | biiqid |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg