Biiri
Qaabnaxa: Fal Gudbe2 | Verb Transitive2 Isrogrogga: (-iyay, -isay)1. Wax si tiradoodu u badato uruurin. 2. Wax inta uu yahay wax kale oo la nooc ah ku kordhin.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biiri ↴
laag | biirid | biirin | biiriqaate | biiris | biiris | biiroo | birjeexnimo | darmo |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg