darmo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-maday, -matay)

Ku d.: wax, wax kale ku biirid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh darmo

darmasho [m.f.dh]
eeg darmo. ld darmad¹ (2).

takfi [m.dh]
Qaniin yaryar, dhiig ku nool ah, boodbooda, oo dharka, furaashyada ama darmooyinka lagu seexdo gala; booddo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg