Biishad

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-do, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biishad

banjiyad | masaariif |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg