banjiyad
(m.dh) (-do, m.dh)

Dhagax dubnadeed oo labada wejiba ku leh, shan dhibcood. ld biishad.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh banjiyad

biishad [m.dh] (-do, m.dh)
Dhagax dubnadeed oo wejiga cayaarta loogu talaggalay labadiisa dhinac min shan dhibcood ku leh. ld banjiyad.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg