Biixi

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga: (-xyo, m.l)

1. Lafaha dhaardheer oo ad'adag oo naflayda middooda. 2. Qayb laf ah. 3. B. ah: qof caato ah ee aad xoog u leh.

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga biixi

biixiweyn |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg