bilbilo
(m.l)

1. Koor yar bir ka sameysan oo lo'da loo xiro; dawan. 2. Muuqaal qurux badan.

bilbilo
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-ishay, -ilatay)

Meel biyo ku rusheysasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bilbilo

bilbilasho [m.f.dh]
ù eeg bilbilo.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg