bililiqayso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-stay, -satay)Hanti la boobayo in yar ka qaadasho.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bililiqayso ↴
bililiqaysasho [m.f.dh]
eeg bililiqayso. ld bililiqaysad, bililiqaysi.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg