Bilis
Qaabnaxa: Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective Isrogrogga:1. Bulshada inteeda aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 2. B. ah: qof aan xag dhaqameed wax dhaliil ah isir u lahayn. 3. B. xaawo: haween.
bilis*
Dumar ama haween
* = Waxaa kudaray Akhristayaasha.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bilis ↴
bilisayn | bilisee | bilisxaawo | bilisxawood | dhebilisad | dhebilisasho | dhebiliso | dhibilisad | dhibilisasho |Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg