Billaawe
Qaabnaxa: Magac Lab ah | Masculine Noun Isrogrogga: (-wayaal, m.l/dh)Mindi labada dhinac af ku leh, caarad dhuuban iyo daab xardhan oo gees ama caag iwm ka samaysan leh oo ay ragga qaataan; magli.
Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga billaawe ↴
darab | gal |ld = la-mid / variant
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg

