biqlayn
(m.f.dh)

eeg biqlee. ld biqlays, biqle (1).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biqlayn

biqlays [m.l]
ld biqlayn.

biqle [m.l]
1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.

Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg