biqle
(m.l)1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biqle ↴
biqlayn [m.f.dh]
eeg biqlee. ld biqlays, biqle (1).
biqlee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -laysay)
Biqle samayn (dameer, faras, iwm).
biqlo [m.dh]
ld biqle (2).
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg