biqlo
(m.dh)ld biqle (2).
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh biqlo ↴
biqle [m.l]
1. ld biqlayn. Haraati iyadoo labada addin ee dambe oo wada jiraan dameeruhu gadaal wax ugu dhuftaan. 2. ld biqlo. Sarreen magooliyay.
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg