Bir-ajuuraan

Qaabnaxa: Magac Dheddig ah | Feminine Noun Isrogrogga:

1. Bir budo laga dhigay oo lagu daaweeyo caruurta caddaadka qabta. 2. ld birxaar. 3. bir 1 (3).

Erey(o) la macne ah ama xiriir la leh ereyga bir-ajuuraan

bir | birxaar |
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg